Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya iyo ATMIS oo la baray Sirdoonka iyo Sahanka (Sawirro)

Ciidamo ka tirsan milatariga dowladda Soomaaliya (CXD) iyo ciidamo kale oo katirsan howlgalka ATMIS ayaa tababbar ku saabsan sirdoonka, xooraanka iyo sahanka, (ISR)  loogu qabtay magaalada Muqdisho. Ciidankan oo gaarayay 32-askari oo ka kala tirsan milatariga Soomaaliya iyo ATMIS ayaa si gaar ah loo baray casharo ku saabsan sirdoonka iyo sidoo kale sahanka iyo xuuraanka … Continue reading Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya iyo ATMIS oo la baray Sirdoonka iyo Sahanka (Sawirro)